OG EY S I I S: BUSHAARO
Jul 02, 2009
Geld Sturen Naar Je Eigen Land Met Dahabshiil
Ma ogtahay in Xawaaladda Dahabshiil adeegyadeedii kaaga bilaabayso waddanka Netherlands?
Goorma: Laga bilaabo maalinta Isniinta ee 15th June 2009
>>Akhriso>> |
| |
Plane with 153 crashes off Comoros, child rescued
Jun 30, 2009
Comoros – A passenger jet carrying 153 people from Yemen crashed into the Indian Ocean in bad weather early Tuesday while trying to land at the island nation of Comoros. Search teams rescued a child from the sea, officials said, but there was no word on other survivors.
>>Akhriso>> |
| |
Xaflad Lagu Taagerayo Garaad Jaamac Garaad Ismaacil Ducaale Oo Ka Dhacay Casimada Kenya Nairobi
Jun 30, 2009
Iyadoo mudooyinkii udanbeyay aysoconayeen Xaflado iyo tahniyado loodirayo Garaadka cuusb ee beesha dhulbhante Garaad jamac Garaad Ismaaciil Ducaaale oo 22bishiin lagu caano shubay magaalda lascanood ee xarunta gobolka sool .tahniyadahaas oo ay soo dirayeen dhaman jaliyadaha iyo dadyawga kaladuwan ee ku abtirsada gobolada ssc ee kudhaqan daafaha calamka
>>Akhriso>> |
| |
Socdaalkii Madaxweynaha Puntland uu ku tagay dalka Mareykanka (Daawo Masawirada)
Jun 29, 2009
Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Md.Cabdiraxman Madaxmad Farole oo ay kamid yihiin >>Akhriso>> |
| |
Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia oo sheegay in UNDP joojisay kaalmadii Somaliland
Jun 29, 2009
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukumadda Somalia Mohamed Abdullahi Oomaar ayaa sheegay inay Qaramadda Midoobay aqbashay dalab ay Wasaaradiisa u qortay Xafiiska UN-ka ee Magaaladda Nairobi >>Akhriso>> |
| |
Warar sheegaya in Dowladda Ingiriiska ay kala noqotay sharcigii dalkaas Wasiirka qorsheynta C/raxmaan C/shakuur
Jun 29, 2009
Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas.
>>Akhriso>> |
| |
Majaro Habaabinta Taageerada Axmed Garaad
Jun 28, 2009
Qaar kamid ah warbaahinta ka hawl gasha dalka dibadiisa oo ka dhacsan xaalada dhabta ah ee deegaamada SSC ka jirta haatan ayaa xaubno kamid ah beesha axmed garaad ee sugun cariga ingiriisku waxay isku dayeen inay u isticmaalaan majaro habaabinta taageerada beesha axmed garaad. >>Akhriso>> |
| |
Hubkii Dhawaan Ay Dowladda Mareykanka ugu deeqday dowlada Soomaaliya oo qeyb ka mid ah soo gaaray Muqdisho
Jun 28, 2009
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka mahadceliyay tallaabadii Dowladda Mareykanka ugu deeqday Hub iyo agab milateri, isagoona sheegay in qeyb ka mid ah Hubkaas uu soo gaaray Magaalada MUqdisho.
>>Akhriso>> |
| |
M/weyne Shariif oo hambalyo u diray shacabka reer Jabuuti
Jun 28, 2009
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sharif Sheekh Axmed isagoo wakiil ka ah dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel walbuu joogaba waxaa uu dhanbaal hanbalyo, u diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, taasoo ku aadan sanadguurada 32-aad ee xurnimada Dalka Jabuuti(June 27, 1977).
>>Akhriso>> |
| |
NATO iyo PUNTLAND BADA KU KULMAY
Jun 27, 2009
Masuuliyiin ka Tirsan Puntland ayaa kulan kula yeeshay markab weyn oo nooca dagaalka ah Saraakiil ka socotey hawlgalka NATO ee la dagaalanka burcad badeeda, waxaana kulankaasi uu ka dhacay badda magaalada Bosaso. >>Akhriso>> |
| |
Ka faaidayso Nadwada ka socota Magaalada Laascaanood (daawo Sawirada
Jun 27, 2009
Sheekh C/risaaq Aadan Macalin oo Nawada ka socota Masjidka Al-hudaa ee M. Laascaanoo ugu hadlay mowduuc ahaa “Gaalaysinta iyo qawaacida ay u dajiyeen Ahlu Sunuhu”
>>Akhriso>> |
| |
M/weynaha Somaliya oo dhambaal hambalyo (26-Jun) u diray shacabka Somaliyeed
Jun 26, 2009
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed waxaa uu u gudbinayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaana shacabkeena Goboladda Waqooyi, hanbalyo ku aadan maalinta xuriyadda Gobolada Waqooyi (26-06-1960) oo ay ka soo wareegtay 49 sano.
>>Akhriso>> |
| |
Michael Jackson oo dhintay
Jun 26, 2009
Heesaaga caanka ah ee dunida oo dhan ka dabadhacday Michael Jackson ayaa caawa lagu dhawaaqay in uu dhintay kadib markii wadnaha uu istaagay.
>>Akhriso>> |
| |
Sareeyow Calankaygoow, sanad-guuro wanaagsan
Jun 26, 2009
Guud ahaan shacabwaynaha soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda qiimaha wayn ee taariikhiga ah ee 26-juun, munaasabaddan oo ah maalintii u horeysay ee calan xor ah oo soomaaliyeed laga taago ciida, dhulka iyo geyiga soomaaliyeed.
>>Akhriso>> |
| |
Al-Shabaab oo gacmaha iyo lugaha ka jartay 4-dhalinyaro
Jun 25, 2009
Kooxda Alshaab ee dagaalka kula jirta dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukun gacan gooyn doodi badan dhaliyay ku fuliyay afar dhalan yaro oo lagu eedeeyay sida ay shabaabka sheegteen xatooyo >>Akhriso>> |
| |
VACANCY ANNOUNCEMENT: Marketing/Sales Manager Hargeisa
Jun 25, 2009
Title: Marketing/Sales Manager
Location; Hargeisa
Date of issue: June 22, 2009
Closing date of applications July 1, 2009 >>Akhriso>> |
| |
Hambalyo Garaad Jamac Garaad Ismaaciil
Jun 24, 2009
Hambalyo iyo bagaadin kusocata gudoonka Beesha Jaamac Siyaad iyo Garaadka cusub
Anagoo ah jaaliyada SSC
ee dalka koonfur africa waxaan hambalyo iyo bogaadin udiraynaa Garaadka cusub
ee lagu Caleemo Saaray Garaad jaamac Garaad Ismaacii.
>>Akhriso>> |
| |
Qurba joogta Nairobi iyo sucuudi Arabiya oo Hambalyo iyo Boogaadin loo diraya Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil
Jun 24, 2009
Waxaa hanbalyo iyo bogaadin diraya Qurba joogta Nairobi iyo sucuudi Arabiya waxaana ay ka kooban yihiin mudanayaal iyo marwooyin iyo waliba dhalinyaro >>Akhriso>> |
| |
Golaha Badbaadinta Gobalada SSC - Hambalyo iyo Boogaadin Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Beesha Jaamac Siyaad.
Jun 23, 2009
Guddoonka Golaha Badbaadinta Gobolada SSC, isagoo ku hadlaya afka Golaha, wuxuu hambalyo , taageero iyo boogaadin u soo dirayaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.... >>Akhriso>> |
| |
Xaflad xidhitaanka Dawrada Macalimiinta Qur’aanka ee Magaalada Laascaanood.(Daawomasawirada)
Jun 23, 2009
Xaflad lagu maamuusayo xidhitaanka dawro diyaarin macalimiin qur’aan ayaa maanta lagu qabtey magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, >>Akhriso>> |
| |
Beesha Cabdi Garaad Qayaad oo si wayn u taagertay Garaad Jaamac Garaad Ismaciil
Jun 23, 2009
Beesha Cabdi Garaad Qayaad ayaa dal iyo debedba taageero buuxda la garab taagan Garaadka beesha Jaamac Siyaad ee Garaad Jaamac Garaad Ismaciil >>Akhriso>> |
| |
Madashii Caleemasaarka Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil (dhegayso-Daawo Sawiro )-
Jun 22, 2009
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo beesha Jaamac siyaad u dooratay hogaanka boqortooyada beesha Jaamac Siyaad ayaa saaka lagu caleemasaaray Qasriga wayn ee uu ka deganyahay magaalada Laascaanood halkaasoo laga sameeyay munaasibad balaadhan-
>>Akhriso>> |
| |
War Deg Deg ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo lagu Caana Shubay Magaalada Laascaanood
Jun 22, 2009
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in lagu caana shubay Garaadkii labad ee Beesha Jaamac Siyaad ee Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa
>>Akhriso>> |
| |
Dagaalkii ka socday isgoyska sanca oo sii xoogeysatay iyo hub culus oo lagu isku adeegsanayo
Jun 21, 2009
Dagaalkii maanta sida gaas gooska ah uga socday isgoyska Sanca ee waqooyiga muqdishoee u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo kooxaha mucaaradaka ee isbiirsaday Al shabaab iyo xisbul Islam ayaa haatan sii xoogeystay iyadoo la isku adeegsanayo hubka kiisa ugu culus.
>>Akhriso>> |
| |