|
Saddexdii Xildhibaan ee xilalka laga qaaday oo magan galay Tukaraq
Jul 29, 2010
Tukaraq(Riinjinews)Arrintan ayaa timi kadib markii Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu ku hanjabay in marka xilka laga qaado uu xidhayo xildhibaanadaas, kuwaasoo si wayn uga horjeeday siyaasada Faroole ee deegaamada SSC.
Sidoo kale afar xildhibaan oo kale ayaa dacwadan oo kale lagu soo eedeyey balse weli lama horkeenin madasha xilka xayuubinta Faroole.
3 xildhibaan oo kala ah:
1-Cumar Jaamac Saleebaan.
2-Abshir Cabdi Sheikh.
3-Ibraahim Cabdi Guure.
ayaa iyagu ku sugan Tukaraq halaasi oo ay ku qabanayaan shir jaariad.
|