Wararka
Faalooyinka
Sheekooyinka
Gabayada
Tacsiyada
Tahniyada
Nala Soo Xidhiidh
Login

Xildhibanadii laga soo saaray Puntland oo lagu soo dhaweeyey Buuhoodle

 Jul 29, 2010
Riinjinews(Buuhoodle):-Saddexdan Xildhibaan oo xalay ku sugnaa Tukaraq ayaa u mababaxay Xarunta Dib u xoraynta iyo Midayna ee Hogaanka SSC Magaalada Buuhoodle halkasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey

Xildhibaanada ayaa waxaa weheliyey Ciidan ka soo raacay Tukaraq ku waasi oo si diiran loogu so dhaweeyey Buuhoodle.Soo dhawaynta Xidhibaanaday ayaa waxaa ka qayb qaatay Hogaanka SSC,Isimo iyo Shacabka reer Buuhoodle. Imaatinka Xildhibaanada Buuhoodle ayaa muujinaya sida ay uga qayb qadanayaa Dib us oo celinta SSC. WIXII SOO KARDHA KALA SOCA RIINJI

 
 


Riinji Top New
Wararkii ugu dambeeyey:
SAWIRKA MAANTA:-Muuqaalka idiin muuqda waa Ciidamadadii Gumaystihii Ingiriiska iyo Huwantii la dagaalamay Darawishtii 
Guurtida Somaliland oo maantA kordhiyey mudadii Guurtida ,Wakiilada iyo Deegaanka 
Xulka Qaranka 17 Jirada Soomaaliya oo laga Badiyay ciyaartii ay la yeesheen Masar  
Shirkada Daallo Airline Waxa Ay Ku Wargalinayaa Dadka Raba In Ay Soo Gutaan Xajka In Ay.... 
Khilaafka Sharmarke iyo Shariif