Wararka
Faalooyinka
Sheekooyinka
Gabayada
Tacsiyada
Tahniyada
Nala Soo Xidhiidh
Login

Tacsi ku socota Qoyska uu ka geeriyooday Shiikh Mohamed Shiikh Cumar

 Jul 29, 2010
Anigoo ku hadlaya magaca beesha cabdigaraad iyo kan reer xaaji ismail waxaan tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geediyooday shiikh Mohamed shiikh cumar waxaane leeyahay ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo waa uu naga wada dhintaye

Tatsida ayaa waxaa diraya Xildhibaan cabdiraxmaan xaaji ismail ilaahya waxaan uga baryayaa in ilaahya janadii fardowsa ka waraabiyo sheekha xisaabta khabrigane ilaahay ha u fududeeyo koyskiisane samir iyo iimaan ilaahya ha ka siiyo Aamian Aamin Aamin

 
 


Riinji Top New
Wararkii ugu dambeeyey:
SAWIRKA MAANTA:-Muuqaalka idiin muuqda waa Ciidamadadii Gumaystihii Ingiriiska iyo Huwantii la dagaalamay Darawishtii 
Guurtida Somaliland oo maantA kordhiyey mudadii Guurtida ,Wakiilada iyo Deegaanka 
Xulka Qaranka 17 Jirada Soomaaliya oo laga Badiyay ciyaartii ay la yeesheen Masar  
Shirkada Daallo Airline Waxa Ay Ku Wargalinayaa Dadka Raba In Ay Soo Gutaan Xajka In Ay.... 
Khilaafka Sharmarke iyo Shariif